Dhegeyso:Xildhibaano 80 Kor u Dhaafey oo Mooshin Ka Diyaariyey Shariif Xasan

0
76

Wasiirka Aw qaafta iyo Arrimaha Diinta Maamulka Koofur Galbeed Macalin Barre ayaa sheegay in Xildhibaanno gaaraya 80 Mudane oo ka tirsan Baarlamaanka Koofur Galbeed ay Mooshin ka gudbiyeen Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Macalin Barre ayaa intaa ku daray in Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan lagu Eedeeyay Waxqabad la’aan iyo wax is daba marin.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Wasiirka Awqaafta k g

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Wasiirka Awqaafta k g Mobil