VideoWARARKA Daawo; Sheekh Maxamed Cabdi Umul oo Ka Hadley Kufsigii Gabadha Loogu Geystey Galdogob By admin - January 19, 2017 0 83 FacebookTwitter Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah Culimada Waaweyn ee Soomaaliyeed ayaa si adag uga hadlay Kufsigii Gabdha loogu geystay Galdogob ee Gobolka Mudug, isagoona shaaciyey waxa uu yahay Xukunka Ragga gabdhaha Kufsaday. Share this:Click to share on Facebook (Opens in new window)Click to share on LinkedIn (Opens in new window)Click to share on Twitter (Opens in new window)Click to share on Tumblr (Opens in new window)Click to share on WhatsApp (Opens in new window)