Daawo Waxqabadkii Madaxweyne Xasan Sheekh 4tii Sano ee Lasoo Dhaafey

0
142

Amiin Camir ayaa maanta bogiisa waxaa uu kusoo qaatey waxqabadkii madaxweynaha waqtigiisa dhamaad Xasan Sheekh Maxamuud hadana u taagan in 4 sano kale la doorto asagoo hal ku dhig ka dhigtey qabyo ninkeedaa dhameystira.