Maamulka Shariif Xasan oo Markii Ugu Horeysey Qeylo Dhaan U Direy Hey’adaha Gargaarka

0
46

Maamulka Shiriif Xasan ayaa markii hugu horeysey qeylo dhaan ku saabsan abaaraha lexaadka leh ee ka jira deegaanka u direy hey’adaha gargaarka.

Wasiirka War-faafinta Maamulkaas Ugaas Xasan Cabdi Maxamed oo la hadlay warbaahinta ayaa waxa uu sheegay muhiim in ay tahay in wax laga qabto Abaaraha.

Hadaladiisana waxaa kamid a ahaa.

Maamulka Shariif

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Maamulka Shariif Mobil