Guddoomiyaha Golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa waxa uu ka halday arrimo ku saabsan Doorashada madaxweynaha iyo waqtiga ay dhaceyso Doorashada.
Waxa uu sheegay maalmahan in ay jireen Website-yo iyo dadka oo qaar sheegaya in la mudeeyay waqtiga ay dhaceyso Doorahsada Madaxweynaha, taas ayuu beeniyay wuxuuna sheegay wararkaas in ay yihiin kuwo been abuur oo sal iyo raad midna aan laheyn.
Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada