Gudoomiyaha degmada buurhakaba ee Gobolka Baay ayaa sheegaya oo ka hadley qarax ka dhacay degmada wuxuuna sheegey in uusan jirin wax qasaaro ah oo kasoo gaarey ciidamada maamulka.
Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose uga dhegeyso mobilkada