Dhegeyso:Kooxda Shariif Xasan oo Dhaqaale Ururinta Abaaraha Ku Tilmaamey Mid Siyaasadeysan

0
54

Shir jaraa’id Oo maanta Sida wadaJir ay wada qabteen Wasiiro ka tirsan maamulka shariif xasan oo uu ugu horeeyo Xasan Xuseen Maxamed Eeley, Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Bay C/rashiid C/laahi Maxmed, ayaa waxaa ay si toos ah uga soo horjeesteen gargaarka loo sameynayo shacabka dhibaateysa.

Hadalka kasoo yeerey kooxdan ayaa waxaa uu ku soo beegmaya xiili dhawaan magaalada Muqdisho lagu qabtey kullan dhaqaalle loogu aruurinayey dadka abaarta saameysay isla markaana waxa durba la diiwaan galiyey dhaqaalle gaaraya $150,000.

Maamulka Shariif Xasan

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Maamulka Shariif Xasan Mobil