Xoghayaha Maamulka degmada Baardheere Shariif Nuuroow ayaa warbaahinta la hadley ayaa sheegay in Abaarta ay gaartay meel aad u halis badan dadkuna ay gar gaar ubaahan yihiin.
Waxa uu Xoghayuhu sheegay in Dad kasoo barakacay Tuulooyin badan oo Gobolka Gedo ah ay hada gaareen Xarunta Gobolkaasi Ee Garbahaareey.
Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada