Shariif Xasan Sheekh Aadan oo beryahan hawada ka maqnaa ayaa maanta isaga oo la hadlaya warbaahinta waxaa uu soo dhaweeyey doorasha madaxweynaha cusub wuxuuna sheegay in isbedelka hoggaamineed ee dalka ka dhacay in uu keeni karo nidaam, nabad iyo hormar.
Waxa uu sheegay mar walba in loo baahnaa in dalka uu ka dhaco isbedel, isagoo sheegay Madaxweyne Farmaajo in uu ka rajeynayo isku keenida shacabka Soomaaliyeed iyo sidii dalka hormar loo gaarsiin lahaa.
Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada