Shariif Xasan Sheekh Aadan oo la hadlay Warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in isbadel weyn uu ka dhacay dalka , islamarkaana doorashadii hogaamiyaha cusub ee Soomaaliya ay muujinayso hanaanka dimuqaaradiyadda Soomaaliya.
Waxaa uu sheegay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed laga doonayo in uu soo magacaabo ra’iisulwasaare tayo leh , oo wax weyn kusoo kordhin kara isbadelka dalka ka dhacay.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada