Amiin Camir ayaa maanta bogiisa waxaa uu kusoo qaatey xarig gardara ah oo magalada hargeysa loogu geystey wariye Cabdimalik Muuse Coldoon oo kol dhaweyd magalada muqdisho safar ugu tegey si uu u soo tabiyo doorashada madaxweyneha dowlada federaalka somaliya, Cabdimalik ayaa kolkuu kusoo laabtey magalada hargeysa xabsiga dhigey ciidanka boliiska maamulka somaliland ayagoo ku eedeeyey in uu tegey muqdisho.