Dhegeyso: Maamulka SomaliLand oo Hanjabaad u Direy Shacabka Somaliland ” Xamar Ninkii Tagaa Waa Xarig “

0
45

Wasiirka Warfaafinta Maamulka Somaliland Cusmaan Cabdullaahi Saxardiid Cadaani ayaa sheegay inaan loo dulqdaan doonin in siyaasiintu iyo suxufiyiintu iska tagaan muqdisho islamarkaana ay kusoo laabtaan magaalada Hargeysa iyagoo ka ololeynaya qaranimada Somaliland Sida uu yiri wasiir saxardiid oo warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa.

Ma aha markii ugu horeysey ee maamulkan somaliland ay u hanjabaab dadka shacabka ah ee booqashada ku taga magalada muqdisho tani ayaa waxaa ay tusaale u tahay siyaasiyiinta maamulkaasi halka uu gaarsiisan yahay cuqdada ay u qabaan konfurta somaliya.

Siyaasiyiintan ayaa in mudo ahba ka shaqeynayey sidii ay usii kala fogeyn lahaayeen shacabka somaliland iyo kan koonfurta sonmaliya, Balse waxaa taas kasii cajiib badan kolka ay leeyihiin itoobiya waa walaalaheyn dadka koonfurtana waa cadowgayaga taas oo ilaa iyo hada dadka ay fahmi la yihiin muhiimada ay ka leeyihiin ” Lan Dhumaaw Dhego Maleh oGaaw ”

Hadalka wasiirkana waakan ee nala dhegeysta.

wasiiir-cadaani

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

wasiiir-cadaani Mobil