Feysal Cali Waraabe oo ah nin horey looga bartay hadal kulul iyo ilaalinta gooni isku taagga Somaliland ayaa badalay hadaladiisa isagoo lasoo baxay qaab aan horey looga arkin kadib markii uu gaaray Magaalada Laascaanood.
Feysal oo saxaafadda kula hadlayey Laascaanood ayaa sheegay inay lagama maarmaan tahay midnimada Soomaaliya oo aysan macquul ahen in loo qeybsamo qabiil qabiil wuxuuna yiri.
Hadaladiisana waxa aka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada