Madaxweynaha dowlada federaalka somaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed looga baahan yahay in ay u midoobaan arrinta qatarta ku ah, waxa uu ballan-qaadey in dowladdiisa ay ku abaalmarin doonto qofkii soo sheega Gaari walxaha qarxa lagu sameynayo 100,000 (Boqol Kun oo Dollar).
Hadalkiisana waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
Maxamed Cabdullahi Farmaajo Mobil