Qaramada Midoobey ayaa sheegtay in maadaama roobab yari ay jirto ay xaalada raashin yarida Geeska Afrika kasii dari karto.
Abaaraha ka jira Soomaaliya ayaa barakiciyay ilaa 135 kun oo qof. talaadadii shaley ayaa sidaa waxaa warbaahinta u sheegay af hayeen u hadlay QM Farhan Haq.
Farhan Haq oo la hadlayay warfidiyeenka xaflad shalay ka dhacday Nairobi oo ay soo qaban qaabiyeen UNHCR, NRC iyo weliba ururo kale oo samo fal ayaa sidaa sheegay qeylo dhaana diray.
Sanadkii 2011 ayaa waxaa la sheegay in ilaa rubac malyan qof ay ugu dhinteen macaluul gudaha Soomaaliya.