Dhegeyso: Generaal Xaamud oo Raba Dembiguu Galey December In uu Ka Dhigo Mic caadi Ahaa

0
65

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Jeneraal Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa ka hadlay hadal uu Bishii December ka sheegay goob Xaflad ay ka socotay oo uu Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud intii uu ololaha ku jiray ugu bishaareeyay in saddex Xildhibaan oo Booliska Soomaaliya ka tirsanaa codadkooda ay siinayan.

Taliye Xaamud ayaa hadda sheegaya in markii uu hadalkaas ku dhawaaqayay uu faraxsanaa islamarkaana uu ka dhacay hadal qadaf ah sida uu yiri hadana uu raali gelin ka bixinayo.

Si kastaba arintu ha ahaatee hadalka uu talayiha ku hadley maraasi ayaa wexey eheyd hadal aan marnaba u baaneyn in uu ku hadlo shaqsi haya masuuliyada nabadgelyada dalka wexeyna eheyd in uu dhex dhexaad ka ahaado siyaasada guud ee dalka isla markaana musharixiinta si siman ugu adeego.

Generaal Xaamud

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Generaal Xaamud Mobil