Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Dowladda Federaalka Xasan Cali Kheyre oo warbaahinta la hadlay ayaa waxa uu sheegay in uu aad uga mahad celinaayo xilkan cusub ee uu u magacaabay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Farmaajo.
Waxa uu sheegay isaga oo aad uga fakaraya waajibka saaran ee ah dadkiisa, dalkiisa in uu si hufan oo si habsami leh u[la shaqeyn doono Madaxweyne Farmaajo, isagoo sheegay xilkan in uu yahay mid aad u adag.
Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.
Hallkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
Rwasaare Xasan_Cali_Kheyre Mobil