Madaxweynaha Maamulka 3da gobol ee Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in uu soo dhaweynayo Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya oo shalay uu magacaabay Madaxweynaha Dowladda Federaalka.
Sidoo kale waxa uu sheegay Ra’iisul Wasaaraha in uusan waxba qaban karin, hadii xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka aysan la shaqeyn, sidoo kalena aysan jiri doonin Dowlad mar walba ka shaqeysa danaha shacabka.
Hadaladiisana waxaa kamid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada