Guddoomiyihii hore ee Maxkamadda Sare Dalka Caydiid C/laahi Ilka-xanaf oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in uu soo dhaweeynayo Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya oo shalay uu magacaabay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Maxamed Farmaajo.
Waxa uu sheegay aqoonta uu u leeyahay Khayre in ay tahay mid wanaagsan, sidoo kalena uu yahay nin ka shaqeeya arrimaha Bani’aannimada, hadana Soomaaliya ay u baahan tahay arrimahaasi oo kale.
Hadaldiisana waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose mobilkada kaga dhegeyso