Guddoomiyaha Degmada Xudur ee Gobolka Bakool Maxamed Macalin Axmed oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay xaalad adag in ay ka jirto Degmada Xudur, sidoo kalena aysan heysan waxyaabaha Quutul daruuriga.
Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada