Gudoomiyaha degmada Tayeeglow ee gobolka Bakool ayaa ka hadlay xaalada Degmada tayeeglow iyo abaaraha ba;’an ee ka jira deegaanadaas.
Gudoomiyaha oo baaq u diraya dowlada federaaka iyo maamulka shariif waxaa uu codsadey in dadka soo barakadey lagu celiyo deegaanadooda isla markaana halkaasi wixii lagu siin karo lagu siiyo.
Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose uga dhegeyso mobilkada
Gudoomiyaha degmada Tayeeglow Mobil