Caasho Sheekh Abuukar oo Loo Magacaabey La Taliyaha Madaxweynaha Dhinaca Arimaha Bulshada

1
170

Warqad dikareeto ah oo maalintii axada aheyd kasoo kaxdey xafiiska madaxweynaha dowlada federaalka somaliya ayaa waxaa Caasho Abuukar Qasin loogu magacaabey talayaha madaxweynaha dhinaca arimaha bulshada, Caasho ayaa ah shaqsi si weyn uga shaqeyn jirey badbaadinta umada somaliyeed

1 COMMENT

  1. waa wax lagu farxo labo qof oo Digil ah Ali Said iyo Asho qasim waxaan karajeyneynaa in ay Gobalka Shabeelaha hoose ka xoreeyaan Hawiye mudo kooban madaama dadka baanaanka kaso qeeylin jiray yihiin hadana fursad uhelay in ay wadanka sogalaan. hana mideeyaan beelaha ay kasoo jeedaan iyo deeganada AFGOOYE iyo BARAAWE oo Hawiye saldhig kadhigtay hana iska celiyaan SHARIIF SAKIIN oo beeciyay Gobalka SHABELHA HOOSE

Comments are closed.