WARARKA Daawo Sawir uu Amiin Camir Ka Sameeyey Shariif Xasan ” God Qayaano Ha Qodin….” By admin - March 8, 2017 0 123 FacebookTwitter Amiin Camir ayaa maanta bogiisa waxaa uu kusoo qaatey sawir uu kaga hadlaayo mooshin ka dhan ah shariif xasan oo beryahan laga abaabulaayo magalada muqdisho maadaama uu gudan waayey xilkii uu umada sida boobka ah uga qaatey. Share this:Click to share on Facebook (Opens in new window)Click to share on LinkedIn (Opens in new window)Click to share on Twitter (Opens in new window)Click to share on Tumblr (Opens in new window)Click to share on WhatsApp (Opens in new window)