Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa sheegay in Guddiga Madaxa Banaan ee doorashooyinka Qaranka looga baahan yahay in ay Warbixin dhameystiran u keenaan Baarlamaanka Soomaaliya dhamaadka Sanadkaan 2017.
Guddoomiyaha ayaa sheegay in Guddiga lagula Xisaabtamayo shaqooyinkooda, lagana doonayo sida uu sheegay in ay ka shaqeeyaan sidii doorasho qof iyo Cod ah ay Soomaaliya uga dhici lahayd Afar sano ka dib.
Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose uga dhigeyso mobilkada