Nabadoonada beesha shanta caleemood ayaan maanta waxaa ay baaq u dirayaan dhamaan umada somaliyeed meel walba oo ay joogaan waxaana baaqeooda ay ku sheegayaanin in dhamaan deegaanada hoos taga degmada wanleweyn ay ka jiraan abaaro ba,an iyo weliba cudurka shuban biyoodka wexey umada soomaliyeed meel walba oo ay jogaanka codsanayaa in lala soo gaaro kaalmo.
kkkkkkkkkkkkkkkk Beesha Shanta Caleen ku laha yaab gorme Shanta Caleen beel noqotay? ama cajalaad hore aya kugu qufulaan? Mida kale sowtii Beelaha Barbaare iyo Hubeer ka baaxeen ururkan? hada iyo ka bacdii sedexda caleen dheh ee wax shan la dhaho majiraan.
Comments are closed.