Dowladda Mareykanka ayaa soo masaafurisay 70 ruux oo muwaadiniin Soomaali ah oo maanta laga soo dejiyey Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.
Wasiirka Wasaaradda Amniga Qaranka Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed oo la hadlay warbaahinta Dowladda ayaa sheegay dadka la soo celiyay inay gaarayaan ilaa iyo 70-Qof kuwaasi oo mudo dheer ku xirnaa wadanka Maraykanka ugu danbayntiina si iskood ah u dalbaday inay ku soo laabtaan wadanka.
Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada