Maamulka Somaliland ayaa waxa uu sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka soo horjeedo hormarka uu gaarayo Maamulka Somaliland, taasi oo ay ku tilmaameen wax laga xumaado.
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha Maamulka Somaliland oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Somaliland uu yahay dal ka madax banaan Soomaaliya inteeda kale.
Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada