Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir Korneel Bishaar Abshir Geeddi ayaa sheegay in ay soo saareen amaro cusub oo ku saabsan sugidda amniga caasimadda Soomaaliya.
Amarada uu soo saaray Taliye Bishaar ayaa waxaa ka mid ah in Magaalada Muqdisho aan lagu arki karin Gaadiidka Taargo la’aanta iyo Gaadiid walba in lagu baarayo baraha Kontoroolada ee ay ku sugan yihiin Ciidanka Booliska, si amniga loo xaqiijiyo.
Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose uga dhegeyso mobilkada