Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo ka hadlayay Abaaraha ayaa warbaahinta ugu baaqay in ay ka qeyb qaataan gurmadka Abaaraha ee ka socda dalka.
Waxa uu sheegay muhiim in ay tahay in la arko doorka warbaahinta ay ka qaadaneyso Abaaraha dalka jira, si dadka ay ugu tartamaan sidii ay ugu gurman lahaayeen walaalahooda ku dhibaateysan Gobolada dalka.
Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada