Xildhibaanada Baarlamaanka dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabelle, ayaa waxa ay ka hadleen saddex ruux oo ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ay ku dileen duleedka Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabellaha Dhexe.
Xildhibaan Maxamed Bashiir Qaasim Daqare oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in dowladda dhexe iyo Maamulka Hirshabelle inay ka doonayaan baaritaan rasmi ah in lagu sameeyo dadka Shacabka ah ee ay AMISOM Xasuuqday.
Hadalasiisana waxaa ka mid a ahaa
Hallkan hoose uga dhegeyso monilkada
Xildhibaan Maxamed Bashiir Mobil