Madaxweynaha Maamulka Goboleedka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa markii ugu horeysay ka hadlay Sababtii keentay in Puntland ay degaanada ka joojiso Tv-ga Afsoomaaliga ku hadla ee lagu magacaabo Universaltv.
Madaxweyne Gaas waxaa uu sheegay in Puntland aysan ogoleyn in la kiciyo dadka kunool degaanada maamulka Puntland ,islamarkaana khalalaaso laga abuuro.
Hadaladiisana waxa aka mid ahaa.
Halkan hoose uaga dhegeyso mobilkada