C/wali Jaamac oo ka mid ah dadka ay Abaarta xoolaha dhaafisay ayaa sheegay sababta ay caruurta u iibinayaan in ay tahay, marka laga iibsado mid ka mid ah caruurtooda ayuu sheegay in ay ku maareynayaan noloshooda balse waxaa yaab leh in ninkan hada ku fikiraya inuu caruurtiisa iibiyo uusan maalina ku fikirin in uu xoolihiisa iibiyo si ay ugu badbaadaan taasina ay keentey in xoolihii oo dhan abaarka ka leyso.
Bal nala dhegeysta arinta yaabka leh ee uu ninkan ku hadlayo.
Halkan hoose uga dhegeyso mobilkada