Taliyaha Ciidanka Militeriga Maxamed Aadan Axmed ayaa ka hadlay arrima la xiriira Gadoodkii ay todobaadkan Ciidanka Millitariga ku sameeyeen Muqdisho.
Taliyaha Gadoodkaasi ay ayuu ku sheegay in ay sameyeen koox ka tirsan Ciidanka isagoo sheegay in ay ku raadjoogaan raggaasi Gadoodka sameeyay.
Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose uga dhegeyso mobilkada
Taliyaha Ciidanka Militeriga Mobil