Dhegeyso:Xildhibaanada Maamulka 3da Gobol ee Koonfur Galbeed oo Ka Hadley Mooshinka Ka Dhanka Ah Shariif Xasan

0
48

Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in iminka ay soo idlaatay diyaarinta Mooshinka ka dhanka ah Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Xubnahan ayaa waxa ay sheegeen 20-ka Bishan aynu ku guda jirno in Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed bilaabi doonaan ka doodista Mooshinka laga gudbinayo Madaxweynaha Koonfur Galbeed.

Hadaladoodiina waxaa kamid ahaa

Xildhibanada K Galbeed

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Xildhibanada K Galbeed Mobil