Qunsulka Guud ee Safaarada Soomaaliya ee Dalka Yamen Axmed Cabdi Xasan “ Suudaani “ oo la hadley warbaahinta ayaa sheegay in ay baarayaan Meydad la sheegay in weli lagu la’yahay duqeyn ka dhacday Xeebaha Dalka Yamen.
Waxa uu sheegay in ay baarayaan meydadkaasi isla markaana ay Warbaahinta u soo bandhigayaan tirade guud ee duqeyntaasi ku waxyeeloowday.
Hadaladiisana waxaaka mid ahaa.
Halkan hoose uaga dhegeyso mobilkada