Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka murugooday dhimashada ku timid shacabka Soomaaliyeed ee xeebaha dalka Yemen.
Xasan Cali Kheyre ayaa tacsi u diray qoysaska iyo qaraabada ay ka baxeen dadkaasi sida xaq darada ah loogu laayay iyaga oo ku safraya xeebaha dalka Yemen, waxaana uu cambaareeyey falkaasi ka baxsan bani’aadanimada iyo xaquuqul insaanka.
Ra’iisal Wasaaraha ayaa sidoo kale dalbaday in la baaro falkaasi iyo cida ku lugta leh, maadaama ay dadkaasi ahaayeen dad aan hubeysneyn oo aan waxba galabsan, una badnaa haween iyo caruur.
Ugu dambeyn, Ra’iisal Wasaaraha ayaa faray howlwadeenada wasaaradda arrimaha dibedda inay ka caawiso qoysaskii ay ka baxeen dadkaasi lana wadaagaan wixii macluumaad ah ee laga hayo dadka geeriyooday iyo kuwa dhaawaca ah.
waa caadi jug jug meesha joog .
Formaajo farmaajo.
kheyre kheyre
bal ila arka
waa idin soo ogaaday redd konfur galbeed tashada qof daacad looma baaxno , hadii aadan
ku tiirsaneen S
Comments are closed.