Daawo Xildhibaan Idriss Abdi Taktar oo Ka Horyimid Magacaabista Wasiirada Cusub

1
112

Xildhibaan Idriss Abdi Taktar oo ka tirsan xildhibaanada baarlamanka dowlada federaallka Soomaaliya ayaa ka soo horjeestey magacabista Golaha Wasiirada cusub ee maanta uu soo maanta magacabey Reysulwasaarada dowlada federaalka somaliya

1 COMMENT

  1. Waxaa tahay geese ka dhiidhinaya dulmi gaabow dadkissa laguu halyey ilaa kacaanka I lugooyo
    Waaa laga dagaalamayey cadaalad darrow, laakiin kuwai la is lahaa way roonaan doonaan ayaaba ugu daran. NinkiiTageerat taariikhda meel madow ayuu kagalayaa.

Comments are closed.