Xildhibaan Xaaji Cali iyo Xildhibaan Isaak Awoow oo labada ka mid ah xildhibanaada laga soo doorto degmada wanleweyn ee gobolka shabeelaha hoose ayaa maalintii shaley degmada geeyey 100 kartoon oo faleebo ah.
Faleebooyinka ayaa waxaa lagu wareejiyey maamulka gobolka iyo odayaasha deegaanka.