Dhegeyso: Maamulka Puntland oo Sheegey In 7 Markab Ay Sharci Ay Ku Kaluumeystaan Siiyey Maraakiib

0
64

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Kalluumeysiga Maamul Goboleedka Puntland C/raxmaan Jaamac Kulmiye ayaa faah faahin ka bixiyay Kalluumeysiga sharci darada ah ee ka socda Degaanada Puntland.

Waxa uu sheegay in ay jirto mararka qaar Maraakiib si sharci daro ah uga Kalluumeysta xeebaha Soomaaliya, gaar ahaan dhanka Puntland, isaga oo sheegay Puntland in ay ka warqabto Maraakiibta sida sharci darada ah uga kalluumeysta Degaanada Puntland, taasina aan loo dulqaadan doonin.

Hadaladiisana waxa aka mid ahaa.

Craxmaan Jaamac

Halkan hoose uga dhegeyso mobilkada

Craxmaan Jaamac Mobil