Waxaan wareysi dhinacyo badan taabana aan la yeelaney gudoomiyaha gudiga gargaarka iyo abaaraha isla markaana ah wasiirka xanaanada xoolaha maamulka koonfur galbeed Madoobe Nuunow Maxamed, Wasiirka ayaa wuxuu warbixin buuxda inaga siiyey abaaraha ka jira guud ahaan 3da gobol ee uu ka tirsan yahay maamulka koonfur galbeed.
Wareysigiina waxaa uu dhacay sida tan.