Madaxweynaha maamul Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa sheegay in ay muhiim tahay in Fursad la siiyo xubnaha cusub golaha Wasiirada ee uu dhawaan soo magacaabay Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.
Hadaladiisana waxaa kamid ahaa.
Halkan hoose uga dhegeyso mobilkada