Odayaasha dhaqanka iyo midnimada Beelaha Hawiye ayaa si weyn u taageeray xukumadda cusub ee RW Xasan Cali Kheyre waxaana ay ku baaqeen in si deg deg ah loo ansixiyo.
Afhayeenka odayaasha dhaqanka Hawiye, Nabadoon Axmed Diiriye Cali ayaa sheegay in dowladda cusub ay tahay in la siiyo fursad, uuna ka xun yahay in xildhibaanada qaar ay wadaan olole lagu diidayo wasiirada.
Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa
Halkan hoose uga dhegeyso mobilkada