Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) oo ku sugan Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa kulan baraalan waxa uu la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkaasi iyo Ganacsatada ku Ganacsata xaafada Islii ee Magalada Nairobi.
Khudbadii Madaxweynaha uu u jeediyay Ganacsatada iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed ayaa waxa ay ku saleysned sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeen Hormarada kala duwan ee dalka ka socda.
Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada