Gudoomiyaha Baarlmaanka oo Amar siiyey Reysulwasaare Qeyre in uu Dowlada Kusoo Saleeyo 4.5

0
104

Ka dib kolkii xildhibaano ka tirsan baarlamaanka federaalka ah ee somaliya ay u gudbiyeen qoraal ay ku dhaliilayaan dowlada uu soo dhisey reysulwasaare qeyre u gudbiyeen gudoonka baarlamaanka.

Gudoomiyaha baarlamaanka isagoo ka jawaabaya warqadaas dhaliisha ah ey soo gudbiyeen xildhibaanada baarlamaanka kana soo gudbiyeen reysulwasaraha cusub ee dowlada federaalka ah somaliya ayaa afhayeen baarlamaanka waxaa uu qoraal u direy reysulwasaraha

Qoraalka ayaa sidan u qornaa.

Eedan ay hada xildhibaanada soo gudbiyeen isla markaana uu gudoomiyaha baarlamaanka qoraal ku saabsan arimahan u gudbiyey reysulwasaraha kuna saabsaneynd in reysulwasaraha uu meel uga dhacay habka awood qeybsiga beelaha sonmaliyeed sidaa daraadeedna looga bahan yahay inuu soo soxo ayaa waxaa horey warbixin ku aadan qaladkaasi kusoo baxdey warbaahinta daafeet.com taariikhsdu kolkey aheyd anagoo sidoo kalana uga digney wadada uu marey reysulwasaare kheyre hadaan maanta wax laga qabanin ay iman doonto maalin somalida oo idil dib ugu laabtaan dagaaladii sokeeye oo ay cadaalad daradu asalka u eheyd.

Raac xarigan hoos si aad u aragto qoraalkeenii.

http://www.daafeet.net/2017/03/22/faallofarmaajo-iyo-khayre-ma-waanay-ogayn-in-4-5-ay-tahay-muqadas/

Si kastoo loo dhigaba talaabadan uu qaadey gudoomiyaha baarlamaanka dowlada federaalka ayaa waxaa u muuqata in ay tahay talaabo waqtigeedii munaasabka ahaa laga daahay.