Dhegeyso: Maamulka Gobolka Shabelaha Hoose oo Sheegey Dhaawicii Gudoomiyaha Degmada wanleweyn Iney Ka Dambeeyeen Ciidamada Dowlada

0
54

Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ku eedeeyay ciidanka dowladda Soomaaliya ee ku sugan Shabeelaha in ay ka dambeeyeen dhaawacii Shalay loo geystay Gudoomiyaha Degmada Wanlaweyn.

Gudoomiye ku xigeenka dhanka Maaliyadda maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose Cabdifitaax Xaaji Cabdulle oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ay xabado ku fureen Gudoomiyaha Degmada Wanlaweyn ,islamarkaana Xabadahaasi ay kasoo gaartay Waxyeelo.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa

Cabdi Fataax Cabdulle

Halkan hoose uga dhegeyso  mobilkada

Cabdi Fataax Cabdulle Mobil