Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo gaaraya 105 xildhibaan ayaa waxaa ay sheegeen in ay kasoo horjeedaan Wasiirada cusub ee uu dhawaan soo magacaabay Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre.
Xildhibaanada ayaa ku doodaya in Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya uu soo magacaabay Wasiiro hareermarsan Awood qeybsiga beelaha Soomaaliyeed.
Xildhibaan Idiris Cabdi Takhtar oo ka mid ah xildhibaanadaasi hadaladiisa waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose uga dhegeyso mobilkada