Waxaan qadka telfoonka ku tiigsaney gudoomiye ku xigeenka arimaha dhaqaalaha gobolka shabelaha hoose Cabdifataax Cabdulle Yusuf waxaan cabdifataax ka wareysaney xaalada guud ee gobolka iyo gaar ahaan shaqaaqooyin kol dhaweyd ka dhacdey degmada wanleweyn iyo arimaha isbaarooyinka.
Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada