Tacsi: Inaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun

0
104

Inaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Bahda daafeet media waxaa ay halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaan eheladii iyo qaraabadii uu ka geeryoodey alaha u naxariistee Cismaan Cabdulle Yusuf oo habeenkii xaley ku geeryoodey tuulada Alifow ee degmada Afgooye.

Waxeyne leenahay samir iyo iimaan ilaahey ha inaga wada siiyo eheladii iyo qaraabadii uu ka tegeyna samir iyo iimaan ilaahey haka siiyo janadii fardowsana alaha ka waraabiyo Amiin Amiin Amiin.