Wasiirka warfaafinta dowlada federaalka somaliya ing c/rahmaan cumar yariiusow ayaa waxaa uu faahfaahin buuxda ka bixiyey amar dhawaan kasoo baxay xukuumada dowlada federaalka kaas oo sheegayey in dhamaan wasiirada xukuumada cusub ay soo gudbiyaan wax hanti ah ay hada heystaan si looga hortago musumaasuqa iyo wax isadaba marinta.
Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
Wasiirka Warfaafinta Yariisow Mobil