Degaanka Goof-gaduud Shabeelow ee Gobolka Baay ayaa mudooyinkii ugu dambeeyay waxaa laga soo sheegayay in ay ka jirto xaalad bani’aadanimo oo aad u adag.
Guddoomiyaha Degaanka Goof-gaduud Shabeelow Cumar Xuseen Wardheere oo la hadlay Risaala ayaa ka warbixiyay dhibaatooyinka xilligan ay ku nool yihiin shacabka Degaankaasi.
Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada